Ra’isul wasaare Khayre oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Somalia (Daawo Sawirro)

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku booqday Hoygiisa Madaxweynihii hore ee soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay dalka dib ugu soo laabtay dalka. Khayre ayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uga warbixiyay Xaaladda guud ee Dalka iyo guulaha lagu talaabsaday. Kulanka labada masuul ayaa la sheegay inuu ahaa … Continue reading Ra’isul wasaare Khayre oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Somalia (Daawo Sawirro)